DEG DEG: Rooble oo ku gacan seyray Warqadii maanta ka soo baxday Farmaajo (Akhriso)

WAR-SAXAAFADEED XAFIISKA RAISUL WASAARAHA SOMALIA Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii baal marsanaa dastuurka dalka ee ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha. Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ka arkay Warbaahinta Warqad baalmarsan Shuruucda dalka oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha, wuxuu soo saaray; A- … Continue reading DEG DEG: Rooble oo ku gacan seyray Warqadii maanta ka soo baxday Farmaajo (Akhriso)